Masuul ka tirsan Maamulka Somaliland oo caawa lagu dilay Magaalada Laascaanood

Waxaa goor dhaweyd oo caawa ah Magaaladda Laascanood ee gobolka Sool lagu dilay Isku-duwihii Qandaraasyada Somaliland ee gobolkaas Maxamed C/llaahi Faarax (Jeeri). Dabley hubeysan oo aan la garan heybtooda ayaa la sheegay iney ka dambeeyeen dilka masuulkan oo si weyn looga garanayey magaalada Laascaanood. Dilka Marxuumka waxaa warbaahinta u xaqiijiyay Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdikariin Aadan … Continue reading Masuul ka tirsan Maamulka Somaliland oo caawa lagu dilay Magaalada Laascaanood